Hambalyo, Tahniyad Suldaanka Beesha Aadam Cabdiraxmaan.


Anagoo ku hadlayna magaca Qurbajoogta beesha Aadan Cabdiraxmaan Siwaaqroon waxaan halkaan tahniyad iyo taageero ugu soo gudbinaynaa Suldaan Maxamed Muse Axmed Indha-Taag anagoo uga hambayaynayna xilka Suldaanka Guud ee Aadan
Cabdiraxmaan ee laga bilaabo maalinta laguu igmaday.
Suldaan Maxamed Muse Indhtaag waa Aqoonyahan, Culumo iyo Ganacsade ruug-cadaa ah oo kaalin lama ilaawaana ah ka soo qaatay isu keenidda umadda Soomaaliyeed gaar ahaan
Puntland.

Suldaan Maxamed Muse waxa uu ka mid ahaa odayadii la soo shaqeeyay Isimadii soo
jireenka ahaa sida Beeldaajahii Beelaha Siwaaqroon(AUN) Beeldaajiye Yasiin oo
wakhtigoodii iyo xirfadoodiiba u huray horumarka dadkooda iyo dalkooda.
Sidaa awgeed waxaan Suldaan Maxamed Muse xusuusinaynaa in looga fadhiyo dhiiri
gelinta iyo kor u qaadista, sharafta beelaha Siwaaqroon,si qaas ah beeshiisa iyo sumcada
Puntland, iyo sidii uu u suurta gelin lahaa wada shaqayn dhab ah oo dhex marta Salaadiinta
kale iyo Qurbajoota beelaha Siwaaqroon.

Qurbajoogta Aadan Cabdiraxmaan Siwaaqroon ee dunida dacaldeeda ku baahsan waxa ay
ku leeyihiin hambalyo Xurmadle Suldaan, waxayna AIlaah kaaga baryayaan in uu hawshaasi
culus kuu fududeeyo, kaana dhigo mid dadka reer Puntland daacidnimo iyo hawlkarnimo
ugu adeega.

Qurbajoogta beesha waxa ay si hagar la’aan ah kuugu balanqaadayaan in ay si hufnaani ku
jirto kuula shaqeeyn doonaan iyagoo kugu saacidi doonaan gudashada xilka culus ee laguu
magacaabay. Hambalyadan Waxaa diraya dad aad u tiro badan oo ka mid ah Qurbojoogta
beesha Aadan Abdiraxmaan oo kala ah;


1. Europe/Yurub
2. United Kingdom /Boqortooyada Ingiriiska

Adam M. Cali
Bashiir Yusuf
Barre faatax
Fahad Cumar Sacid
Saciid Salax
Maxmud Dunbuje
Abdirizaq Bangax
 Cabdullaahi Yusuf Muuse
Maxamed Cabdullaahi Yusuf
Saalax Mohamed Bangax
Wardi Adam M. Cali
Mahad Adam M. Cali
Cali Shabello
Nadio Saciid Ahmed
 Sahra Xaji Xalwo
 Muxubo Cismaan Guled
Axmed Cumar Xaaji
Amal Ahmed Xaji
Alfo Ahmed Xaji
Ifrah Ahmed Xaji
Mohamed Ahmed xaji
Cabdimajiid Ahmed Xaji
Abshir Xareed Cali
Cabdiwahaab Shire Muse
Cabdi Maxamed Muse
28. Maxamed Saalah Afduub
29. Maxamed Warsame
30. Faadimo Yusuf Muse
31. Siraad Yusuf Muse
32. Saciida Yusuf muse
33. Ladan Saalax Faatax
34. Farxiyo Bangax
35. Qamar Yusuf muse
36. Sagal Xaaji Kore
37. Muna Saalax Sagaar
38. Idman Xaaji kore
39. Abdulqadir Sheikh Muse
40. Austria/
Germany/France/Switzerland
41. Dalmar Jaamac Cismaaan
42. Cabdirisaaq Makaaahiil Maxamed
43. Fartuun Siciid Finiiin
44. Abuukar Siciid Maxamud Banyan
45. Abshiro Maxamed Aadan
46. Baashi Cabdilaahi Xaaji
47. Axmed Cabdilaaahi Faatax
48. Cabdilaahi Xaxamed Xoolaside
49. Maxamuud Cabdilaahi Siciid
50. Sakariye Makaahiil Maxamed
51. Cabdilaahi Cabdicasiis Shikh Muse
52. Fawsiyo Maxamed Xuseen
53. Badri Nuur Afduub
54. Cabdisamad Cisman Xaji Yusuf
55. Jaamac ibraahim Maxamed
56. Cabdi M. Indhotaag Casawe
57. Ikrays Maxamed Sicid Ciryar
58. Bulqaas Siciid Xaaji Cumar
59. Cabdisamad Cali Xoolaside
60. Cabdijibaar Nuur Afduub
61. Siciid Maxamud Ibrahim Macsaro
62. Cisman Maxmed Sicid Ciryar
63. Cabdiqani Maxmud Jeesqaad
64. Abdirisaq Salad Xared Cali Daad
65. Cabdisalaan Cali Xoolaside
66. Maxmud Salaad Xareed
67. Faadumo Maxamed Xareed
68. Saadiq Cali Xoolaside
69. Mohamud Dr Cali Cabdale
70. Burhaan Axmed Gurey
71. Cabdifitaax Cali Barre
72. Faadima Maxamed Maxamuud
73. Maryan Jaamac SicidL
74. Layla Yusuf Maxamed
75. Muuse Maxamed
76. Cabdirixman Faqalle Jablibaax
77. Buruuj Siciid Filiq
78. Maxamed Sharmaarke Maxamed
79. Cabdishakuur Muumin Maxamed
80. Fardawso Maxamed Faarax
81. Cabdilaahi Muuse Maxamed
82. Belgium/Netherland
83. Dr Maxamed M. Yusuf Alore
84. Xaawo Maxamed Daldal
85. Mahdi Maxamad Ismacil
86. Xasan Salax Abokor
87. Mubarak Maxamed Ismacil
88. Denmark
89. Maxamaed Ali Adan
90. Abshir Cali Cusman
91. Said Muuse Garoon
92. Xaawo Saalax Abdiraxmaan
93. Raaxo Saalax Abokor
94. Abdifath Shire Muuse
95. Abdiwali Omar X. Halwo
96. Said Abdullahi Mohamud
97. Su,aad Said Faniin
98. Khadro Mohamed X. Omar
99. Ubah Mohamed Osman
100. Adnan Mohamed Osman
101. Abdullahi Said Abdullahi
102. Nasro Said Abdullahi
103. Finland
104. Maxamud Muuse Afduub
105. Dahir Muuse Afduub
106. Liiban Muuse Afduub
107. Dr Mahad Muuse Afduub
108. Ing Amiin Muuse Afduub
109. Abuubakar Muuse Afduub
110. Suleymaan Muuse Afduub
111. Hani Muuse Afduub
112. Abdulaahi M. Muuse
113. Sakariye Abdinasir Muuse
114. Bahja Maxamud Muuse
115. Bushra Maxamuud Muuse
116. Najma Maxamud Muuse
117. Naima Maxamud Muuse
118. Abdikariin Mahad Muuse
119. Madiino Mahad Muuse
120. Bilal Dahir Muuse
121. Saciido Dahir Muuse
122. Maxamud Xaaji Saciid
123. Sweden
124. Abdikarin Daldal
125. Maxamed Cawil
126. Cali Saalax Abdiraxmaan
127. Diiriye Cali Saalax
128. Ibraahim Cali Saalax
129. Khaalid Cali Saalax
130. Raage Cali Saalax
131. Ayaan Cali Saalax
132. Ali Maxamed Ismaciil
133. Dayax Maxamed Ismacil
134. Abduqadir Ahmed Sugulle
135. Maryan Cisman Guled
136. Najmo Muse Maxamud
137. Mustaf Muse Maxamud
138. Maxamed Muse Maxamud
139. Maryan Salax Abdirahman
140. Abshir Saalax Abdirahman
141. Abdirisaq Shire Muse
142. Xaawo Sagal Shire Muse
143. Bahjo Shire Muse
144. Xalimo Maxamed Muse
145. Xalimo Ahmed Cise
146. Khadro Ahmed Cise
147. Mumin Maxmed Cilmi
148. Liban Maxmed Cilmi
149. Raxmo Maxamed Climi
150. Jamilo Maneeno
151. Ahmed Maneeno
152. Abdiqadir Sacid Muse

 North America/Waqooyiga
Amerika

Canada
155. Maxamuud M. Musse
156. Maxamed Saalax Cabdalla
157. Cabdi M. Maxamed aloore
158. Axmed Maxamud Aloore
159. Maryan Maxamed Muse
160. Xasan Maxamed Muse
161. Cabdulqaadir Guuleed
162. Abdirizak C. Guled (little)
163. Jamac Maxamed Muse
164. Caasha Xaaji Saciid
165. Jawahir Xaaji Saciid
166. Liibaan Xaaji Saciid
167. Nuur Xaaji Saciid
168. Caasha Maxamuud Musse
169. Amina Maxamud Muse
170. Xusen Maxamed Muuse
171. Maxamuud Saciid
172. Cabdulqaadir M. Caliyaale
173. Fadumo Xareed
174. Nadiir Cabdi Aloore
175. Yasmiin Cabdi Aloore
176. Maxmuud Maxmed saalax
177. Ikram Maxmud Musse
178. Samiyo Maxmuud Muuse
179. Maxamed Maxamud
180. Abdifatah Maxamuud
181. Fartun Saciid Cumar
182. Maxamuud Ilkacase
183. Xaliima Cali Adan
184. Sahra Saciid Xoola-nool
185. USA
186. Ahmed H Halwo
187. Abdirisaq S Omar
188. Liban Said [Hareed]
189. Abdirisaq M.[Qawaaf]
190. Mohamed Said Hared
191. Abdiwahab S [Shalma
192. Mohamed Omar
193. Abshir Haji Ciyye
194. Mahad Haji Ali
195. Jawaahir (Maajoor)
196. Nimco (Maajoor)
197. Maryan Yusuf (Biraale
198. Yasmin Omar Samatar
199. Ifraah Abdi (Hoolaa)
200. Yusuf Hirsi
Abdulahi S. Abdirahman
Mohamud S. Abdirahman
Osman Mohmed Haji Omar
Abdirashid Ahmed Negeye
Abdi Saalah Gaabshe
Ismail Ahmed Bille
Ahmed Adan Looyaan
Keyse A. Mohamud Ali
Abdirashid Said Haji
Diiriya Said Haji
Abdulahi Said Omar
Saleban M.Mohamud
Hassan M. Mohamud
Zakariye Salaad Hareed
 Liban Said Mohamud Esse
Faadumo Mohamud Ali
Markaba Ahmed Negeye
Haliimo Said Musse
Zuhuur Adan Looyaan
Cureeji Said Haji
Amino A. Mohamed
Fartun Abuukar Muss
Faadumo Said (Xolonol)
Hafsa A SH. Musse
Fadumo Ali Saalah Dhude
 Farhiyo Ali Baciid
 Ubah Ali Baciid
Faadumo Salaad Hareed
 Johro Salaad Hareed
 Munna Mursal Musse
Muna Salaad Hareed
Nasro Mohamud (Qawaaf)


Bishaar Yusuf (Jogofaa)
Isniino Saadaq
Caabi Saadaq
Abdiqani Saadaq
Carfoon Saadaq
Awil Xiir
Seenab Ali Qurbaale
Raage Mohamud
 Mohamud Hussein Salaad
Jiijo Mohamed
 Sharmarke Bobolaare
 Khadro Osman (Sanbagaf)
Abdulqadir Sharmarke
Awil saalah
Kalsan Musse
Abdi Musse
Mohamed Ahmed Saalah
Kalsan Musse
Abdi Musse
Sahro Ali Aden
Abdulqadir Aboukar Muse
Johro Ali Fijaan
 Musse Mohamed Musse
Next Post Previous Post